Inan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ammo, m.dh)

1. Wiil, 2. Nin dhalin yar. 3. ld iran (2).


Inan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-amo, m.l)

1. Gabar. 2. Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga inan

ugar | baloolley | biinan | cayn | coofley | gaban | gabar | gahayr | guumeys | igaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg