Irmaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh.
Irmaan
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
Irmaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax caano leh noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irmaan ↴
ibagorayee | ibagorayeysan | ibagorayo | ibagujee | ibagujo | oggol | edeg | ibamar | ibamar | ibamaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg