isdhaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin. 2. Wax khaldid. 3. Cid waalid. 4. Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhaafi ↴
laafyo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Hore iyo gadaal u tuuridda gacmaha marka la soconayo iyadoo la isdhaafinayo.
isdabamar [m.l]
1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.
isdhaafin [m.f.dh]
eeg isdhaafi. ld isdhaafis.
isdhaafis [m.l]
ld isdhaafin.
isweydaar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn. 2. I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg