Isweydaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iska-horimaad; isdhaaf.
Isweydaar
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn. 2. I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isweydaar ↴
taab | haasaawee | wadahadal | aqoon-isweydaarsi | birqaab | dabammar | dhaafdhaafi | gacansaar | gudub | isdhaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg