Isdhexgal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Kulanka laba hir waxa dhici karta inay is taageeraan oo hir maxsuulku uu noqdo wadarta tamarta labada hir, ama ay is tirtiraan oo maxsuulku noqdo faraqa labada hir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhexgal

dabar | islanoolaansho | karaaniyam | labid | tartan | walaaq |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg