Tartan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-anno, m.dh)1. Baratan. 2. T.ka suugaanta; t.ka gabayada.
Tartan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-anno, m.dh)(baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
Tartan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)La t.: cid, cid kale la baratamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tartan ↴
naado | jaal | ultansii | badi | barbardhac | barbardhac | barbarree | bedertami | bedertan | bixi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg