Iskudhis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay. 2. Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudhis

naanays | saabuun | yarayn | aldhihaydh | alifaatig | alkahool | alkeyn | alkiin | alotarobi | amayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg