Iyada
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah (tan laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iyada ↴
gaaf | gaafmeer | haaneedso | kaalsiyam | maalingaal | ogsidhayn | raadgur | rable | saafid-kolorimitrieed | ugu hooseeye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg