Iyaga

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah (kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iyaga

ureed | uumi saarid | annilliida | asaw | baankariis | badweyn | bayooloji | betrooliyam | biyo-saar | caddallool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg