Iyo

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. Tus. “Hilib iyo bariis”, “Inuu yimid iyo in kale soo hubso”.

Yuug iyo Yamayuug*

 Labada qoom ee musuqmaasuqa iyo fasahaadka badan oo quraanka lagu tilmaamay iney soo bixi doonaan intaan maalinka qiyaamo la gaarin. (af-carabi: Juuj wa ma'juuj)


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iyo

aabee | aabi | aabo | aadaab | aadaminnimo | aagga-qabow | aakhiro | aal | ba' | ba' |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg