Jaangoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -gooysay)1. (f.g) Wax qorshaysan samayn. 2. (f.mg) Ku j.: wax, wax kale ka simid. 3. (f.g) Kabo jaan u samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaangoo ↴
jaango'naansho | jaangooyo | jaangoyn | aglool | basle | hooyaale | xarrago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg