Jaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la jaray noqosho.

Jaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la jaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaran

ajaran | ajaran | jaranjar | jaranjaro | jarjaran | jarjaran | jarmid | jarnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg