Jeermi

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeermi

benisiliin | cudur | cudurro-faafa | cudurside | dhuux-lafo-holac | foormaliin | golobuliin | holac-xuub-ubuceed | jeermidile |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg