jeesjeesid
(m.f.dh)

eeg jeejees². ld jeesjees¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeesjeesid

dallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cid ku jeesjeesid.

jeesjees [m.l]
1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.

kajan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ku k.: cid ku jeesjeesid.

likaacoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka l.: cid ku jeesjeesid.

qosol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-slay, -soshay; -sli)
1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.

wiirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg