Jibaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.


Jibaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoog u reemid; aad u taahid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jibaad

jaw | jibaadgaabis | jibaadid | reen | wajac | wiiwii |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg