Jiidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay)

Wax la jiidey noqosho.

Jiidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la jiidey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiidan

beerdulucso | beerlaxawso | culays | dee | garabjiid | hanjiidan | jiidmid | jiidnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg