Kaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato. 2. Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto. 3. ld kaarid.


Kaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xanuun laxow badan dareemid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaar

ubbo-ubax | saab | jaantus Argrand | kaaftoon | kaalsiyam | kaalsiyam kaarboneyt | laace | naatariyam-koloraydh | oordinayt | tabaashiir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg