Kadle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Orod aayar ah oo afar addin lagu ordo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadle

barkadley | ciddillaab | ciddillaab | kadlayn | kadlaysii | kadlee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg