Kalabbar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Laba meelood meel dhex dhexaad u ah. 2. Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood. 3. Wax muggiisii bar ku jiro.

Kalabbar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Labo meelood oo isle'eg u qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbar

kalabbaran | kalabbaran | kalabbarasho | kalabbarid | kalabbarmid | kalabbarnaan | kalabbarnaansho | kalabbaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg