Kasoobbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, ml.)

Nabar weyn oo oogada ka soo baxa oo caalir leh.


Kasoobbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.l)

(daaw.) Nabar sida qaalibka ah ka weyn kasoobax kuna oolli kara jirka sare iyo uurkujirtadaba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kasoobbax

fin | garab'aydo | kasoobbax-naas | tuf |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg