Kii

Qaabnaxa: mu.ac.l Isrogrogga:

kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”.

Kii

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-Kii)

ld kiisa².

Kii

Qaabnaxa: q.l Isrogrogga: (-kii)

Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tus. “Ninkii baa yimid”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kii

aadaminnimo | qaabile-kiimikaad | laakiin | naanays | Markiiba | nabaal | ogsajiin | ogsidhayn | taag-dhuleed | ugxanside-yare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg