Kurus
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)Cad baruur ah oo weyn oo geela dhabarkiisa ka baxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kurus ↴
laama | ammaan | baar | beerkurus | duudseef | geel | hays | heys | leexo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

