Kuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)

1. Wax buuran ama qaab kankoonsan leh. 2. K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.

Kuus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax badan meel yar isugu keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuus

laakoliit | naakuuso | saalo | balambal | barjo | basal | bayb | baydaan | bocor | booc |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg