Limf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fo, m.l)(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn oo laga helo habdhiska limf, kaas oo ka soo shubma meelaha u dhexeeya unugyada. Limfku wuxuu u egyahay balaasmaha dhiigga wuxuuna ka koobanyahay biyo iyo walxo kale oo ku milan, sida cusbo iyo borotiinno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga limf ↴
beeryaro | dhuun-limf | habdhis-limfeed | kalli | limfosayt | liyuukoosayt | moonosayt | qumman |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg