Luf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.

Luf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax yar uruurin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luf

xaaluf | xaaluf | xaalufi | xaalufid | xaalufin | bahgulufto | duluf | dulufaaq | dulufaaqid | guluf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg