Lul

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.

Lul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

1. Wax ruxid. 2. Wax meel ka soo lalmin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lul

qaabis | laabtaxaw | saardiin | yulul | barqo-kulul | bax | bulul | burbur | burburis | burcad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg