Maanso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maanso

afarrey | allife | ammaanso | beyd | curi | curis | deelqaaf | deelqaafi | dhaabad | dhambalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg