Macsi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

(dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macsi

dabaggur | dhillay | macsiley | macsilow | qarraaf | qaxaab | sino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg