Mag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

Diyo.

Mag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Khasaaro cid loo geystay qiimaheeda bixin. 2. Diyo bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mag

baa | ta | ta | ka | ka | saab | faadumo | taabuul | xaadiri | xaafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg