Malax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malax ↴
daaf | biyogal | cuncun | dareeris | dhashuun | dhuun | dikaan | entameeba | fandhar | fanto |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

