Mantag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag¹.


Mantag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag³.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mantag

dhajis | mantagid | mantaji | matag | matag | matagid | wallac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg