Maqaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.l/maqaar, m.dh)

Dub. Dub

Maqaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa dubka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumahadhiiggu, dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo marinnada dhididka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqaar

saab | baabillooma | jaangeri | abeesow | abxad | aroore-holac | bar | bayl | bellaagra | biyo galo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg