Marooji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Si maroor ah wax u wareejin. 2. Maro qoyan isku duubid si ay biyuhu uga daataan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marooji

daafad-xagleed | caloolqabasho | farammarooji | farammaroojin | ilmarooji | ilmaroojin | labacidhifle | majuuji | majuujiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg