Meerkiyuuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, dabiici ahaanna ugu jira macdanta sinabaar uumigiisuna waa sun khatar ah. ld meerkuri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meerkiyuuri ↴
meerkiyuurik-salfaydh | meerkuri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg