Meesi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Duunyada la dhaqdo nooc ka mid ah. 2. Isku m.: isku fil; isku nooc. ld meesin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meesi

unug | ari | cayddi | maar | meesin | meesiyeyn | qaydin-hays | waryahaad | xoolo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg