Xoolo

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layow, m.l)

1. Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari). 2. Hanti; maal.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoolo

jaabajaabo | waabaayow | daabax | raabso | raac | raacato | raacdee | raaci | baad | baadi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg