Murud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug² (2), mudur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murud ↴
heemaal | mudur | mudursad | mudursasho | mudursi | mudurso | murudsad | murudsasho | murudsato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg