murugood
(m.f.dh)

eeg murugoo. ld murgood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murugood

ciilkambi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.

murgood [m.l]
ld murugood.

tiiraanyo [m.dh]
Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg