naban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
naban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho. 2. Wax meel ku dheggan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naban ↴
nabmid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naban¹.
nabnaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naban². ld naabnaan.
nabnow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3]
Wax naban ah noqosho.
dheggan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax meel ku naban ahaansho. 2. Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).
dhegsan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax meel ku naban ahaansho.
lammaane
[m.l]
(nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”.
Lammaane = la iyo maan halka e-da danbena ay tahay mid sheegaysa adkaanshiyo sida wax isku naban, isku sudkan.
Tusaale: “Waa baahi ka dhaxeysa laba shakhsi si ay isku dhameystiraan” lamaane