Dheggan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax meel ku naban ahaansho. 2. Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheggan

naban | xago | xagxago | amiino | bartiyaqaan | cidhib | dhabxanag | dhegganaan | dhegganaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg