nacallad
(m.l)ld nacalad¹.
nacallad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld nacalad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacallad ↴
nacalad
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun] (-do, m.l)
Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
nacalad
[Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
nacaladaysan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.
nacaladee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
nacaladeyn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.
nacaladid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacalad². ld lacanadid, lacnadid, nacalladid, nacdalid.
nacaladoobid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacaladow. ld lacanadoobid, nacalladoobid.
nacaladow
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.