Nafaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; masaruuf.


Nafaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Barashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiiciga ah ee jirka oo ku xiran qaadashada cunnada ee jirka: kormitaanka, tamar ameynta, dib u sameynta soohyada jirka iwm cilmiga nafaqada waa barashada cunnooyinka iyo cudurrada ka yimaada yaraantood.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafaqo

faad | caabuq | caabuq | rabiish | yicis | anfac | baan | bellaagra | caanacaso | caano |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg