Nafley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Uunka dunida guudkeeda ku nool inta nafta leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafley

aaddan | aafo | da' | xaab | caabuq | caabuq | gaabshow | oggolaysii | waabaayee | yabaq |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg