Nafsad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. Niyad. 3. Tabar; itaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafsad ↴
cilminafsi | dareen | nafsadjab | nafsadjab | nafsadjebi | nafsadjebid | nafsadjebin | niyajab | niyajab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg