Naq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad. 2. Hadal dood iyo dacwad isugu jira.

Naq

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. (f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin. 2. (f.g) Gar qaadid. 3. (f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naq

daacaqurun | gaahi | jaan | laac | xabawar | xamdi | xamdinnaq | xamdinnaq | xamdinnaqid | abnaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg