Naqas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Neef aan ur wanaagsan lahayn. 2. Neefta dadka uurkiisa ku jirta.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqas

daacaqurun | big | cimaamad | naqash | naqash | naqshad | naqshid | xarad | xarar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg