Xarar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.

Xarar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rdhay, -rartay; -rdhi)

Wax xarar ku dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarar

daabac | ciyi | dhereb | farow | gabxarar | garabqodo | maraar | qorixarar | siinad | xarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg