Nasiino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaalad hawl iyo dhibaato la'aaneed. ld nasiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasiino

joogajooge | joogjooge | looyaami | looyaan | looyaan | mustareex | mustareex | nasiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg