Nirig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rgo, m.l)

Ubadka geela midka lab; qurbac.

Nirig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rgo, m.l)

Ubadka geela midka dheddig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nirig

dhacso | ka-goys | qolqol | qurbac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg