Qurbac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Awr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurbac ↴
awrdhal | nirig | qurbacyee | qurbacyeyn | qurbacyeys |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg